uncountable noun
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
uncountable noun
/ (n) magac aan tirsami-karin (naxwe ahaan magacyada aan la tirin karin sida, biyaha, ciidda iwm).
waa la naqliyay ✓
Qaamuus-Yare Ingiriis-Jiiddu-Soomaali - Saalim Caliyow Ibro [1998]
uncountable (adj)
1
yed ha hasaawaal karnid
2
aan la tirin karin
waa la naqliyay ✓
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unaccountable
/anakawntabal/ unaccountably (adv); (adj) aan-la macnayn karin (aan-la sheegi karin).
waa la naqliyay ✓
Qaamuus-Yare Ingiriis-Jiiddu-Soomaali - Saalim Caliyow Ibro [1998]
untouchable (adj)
1
yed ha denaal karnid
2
aan la taaban karin
waa la naqliyay ✓